field_block:node:landing_page:title
Turjumaano wa jiraan (Interpreters - Somali)
field_block:node:landing_page:body
Waaxdu waxay leedahay taleefan bilaash ah oo qabta adeegyada turjumaadda luqadaha kale. Isticmaal jadwalkan si aad ula soo xiriirto Waaxda iyo in aad isticmaasho adeeggan.
WixiiSu’aalo ah: |
Wac: |
Canshuurta Dakhliga ama Canshuur Celinta Hantida |
651-296-3781 or 1-800-652-9094 |
Canshuuraha Dakhliga Ganacsiga |
651-556-3075 |
Canshuurta Iibinta/Isticmaalka |
651-296-6181 or 1-800-657-3777 |
Canshuurta Lagaa hayo |
651-282-9999 or 1-800-657-3594 |
Canshuuraha Kale |
651-297-1882 |
Hubinta Canshuuraha |
Isticmaal xiriiriyaha kor ku qoran, ama wac lambarka warqadda ku qoran ama ogaysiiska ee aad annaga naga heshay. |
Ogaysiinta Ururinta ama Heshiiska Lacagaha |
651-556-3003 or 1-800-657-3903 |
Xuquuqda Canshuur Bixiyaha | 651-556-6013 or 1855-452-0767 |
Interpreters available - Somali